What's New Here?

DIRECTOR-KA ELITE SOCCER SCHOOL DR.CABDULQADIR CADDAAY OO DUGSI TABABAR KA FURAY MANCHESTER EE UK 17-05-2012

DIRECTOR-KA ELITE SOCCER SCHOOL DR.CABDULQADIR CADDAAY OO DUGSI TABABAR KA FURAY MANCHESTER EE UK 17-05-2012

Garoonka }Waxaa Magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska Markii ugu horeysay laga furay dugsi lagu barto Ciyaarta Kubadda Cagta, taasi oo loogu tala galay in lagu soo saaro caruurta da’da yar… Read more »

DUGSI LAGU BARTO CAYAARTA KUBADDA CAGTA.

DUGSI LAGU BARTO CAYAARTA KUBADDA CAGTA.

DUGSI LAGU BARTO CAYAARTA KUBADDA CAGTA Waxaa magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska laga furay dugsi lagu barto ciyaarta kubadda cagta. Dugsigan oo loogu tala galay caruurta da’dooda ka hooseeysa 10jir… Read more »

Ogeysiis: Baroordiiq Magaalada London loogu sameenayo Madaxdii Isboortiga ee geeriyootay

Ogeysiis: Baroordiiq Magaalada London loogu sameenayo Madaxdii Isboortiga ee geeriyootay

Dhamaan Jaaliyada Isbooriga Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka UK, waxaa lagu wargelinayaa in Maalinta Axada ee soo socta West london gaar ahaan Xaafada Stonebreach lagu qaban doono Baroordiiq loo sameenayo… Read more »

JAALLIYADDA SPORTIGA MAGAALADA BOLTON OO TACSI U DIRAYA BAHDII SPORTIGA SOOMAALIYEED IYO EHELADII AY KA GEERIYOODEEN  LABADA MARXUUM EE KALA AH MUDANE ADEN HAJI YABAROW WIISH IYO MUDANE SACIIDMUGAAMBE.

Annagoo kala ah Abdulkadir Caddaay, Cumar Canjeero, Abdi Gurey, Yahye, Cilmi, Abdillatif, Duraan, Xuubeey, Saciid, Yusuf Yare, Mohamed Cusman, Bashiir, Abdikariim, Mohamed Caddaay, Kaptan Abdikarim Caddaay, Abdirahman Awliyo, Abdishakuur, Shiikh… Read more »

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILLEEHI RAAJICUUN.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILLEEHI RAAJICUUN.

Allaha u raxmadee waxaa qarax cadawnimo ah lagu laayay dad Soomaaliyeed oo aan waxbo galabsan, kuwaasoo ka qayb galayay xaflad lagu qabanayay Golaha Murtida iyo Madadaalada ee magaalada Muqdisho. Waxaa… Read more »

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILLEEHI RAAJICUUN

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILLEEHI RAAJICUUN

DHAMMAAN JAALLIYADDA SPORTIGA EE DALKA UK, DHAMMAAN SHAQAALAHA WEBSIDE-KA GAROONKA.COM, DHAMMAAN SHAQAALAHA WEBSIDE-KA SSPAMEDIA,YUSUF MOHAMED ABDI YUSUSYUSUF, GARSOORE ABDULKADIR IBRAHIM, MULKIILAHA TV-GA SOMALISAT MOHAMED DABAGAALE, WERIYAHA FAAQIDAADDA CAYAARAHA SOMALISAT, FUAD… Read more »

TOBAN QODOB OO AAD KU BAABI’IN KARTID CALOOL WEYNIDA.

TOBAN QODOB OO AAD KU BAABI’IN KARTID CALOOL WEYNIDA.

10 Rules for a Flat Stomach While you’re alive you want to look and feel your healthiest and for many people, looking healthy means having a flat stomach. Having a… Read more »

Xoghayaha Guud ee Xidhiidhka Kubada Cagta  Somaliland Mr Khadar Maxamed Yuusuf ayaa ka Xog Waramay Doorashada Gudoomiyaha iyo Gudoomiye Xigeenka uu dhawaan u igmaday Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha, Cabdi Siciid Faahiye oo…

Dhawaan Shaqa kajoojin ku sameeyey Gudoomiyihii Xidhiidhka Kubada Cagta Axmed Maxamuud Sheekh Muxumad (Dhego) iyo ku Xigeenkiisii Saleeban Xasan Daahir (Mooto) isla markaana uu Wasiirku ka DalbadayXoghayaha Guud ee Xidhiidhka… Read more »

© 6557 Garoonka. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by

Zakaria.