Home » International Sports

GUUL DARADII QARANKA IYO GUUXA DADWEYNAHA: MA IS TIRI GUUXA DADWEYNAHA WAA LOO BAAHAN YAHAY!!!

GUUL DARADII QARANKA IYO GUUXA DADWEYNAHA: MA IS TIRI GUUXA DADWEYNAHA WAA LOO BAAHAN YAHAY!!!

Waxaan aad iyo aad uga xumaanay guuldaradii raqiiska ahayd ee aan kale kulanay dalka Ruwanda. Maanta guul daradii ka dib, garoonka.com wuxuu ka soo ururiyey guuxa dadweynaha hadaladan hoos ku qoran: MA IS TIRI QOSOLBA HIILLO WAA GALLAA SAFIIRADU AMMAAN BAY MUDAN YIHIIN. MA IS TIRI WACDARIHII QURBA JOOGTA AY MUUJIYEEN, GOS MARQAATI BAY KA [...]

ISMA LAHAYN GUUXA DADWEYNAHA AYAA COD MIDAYSAN NOQONAYA.

ISMA LAHAYN GUUXA DADWEYNAHA AYAA COD MIDAYSAN NOQONAYA.

GUUXA DADWEYNAHA IYO SPORTIGA ayaa sandkan ku soo kordhay websideka garoonka.com. Maqaalkii hore guuxa dadweynaha waxaan uga hadalnay doorashadii olombikada. Run ahaantii dadweynaha fakir kale duwan ayey ka haysteen doorashadaasi, waa xaq iyo waa xaqdarro. Maanta arrinku sidii wuu ka duwan yahay maqaalkan waxaan ku soo qaadanaynaa guushii ay gaareen xulkeennii wiilasha kubadda koleyga ee [...]

Qaranka Kubada Koleyga Soomaaliya oo 81-78 ku Macsalaameeyay Xulka Qaranka Kenya.

Qaranka Kubada Koleyga Soomaaliya oo 81-78 ku Macsalaameeyay Xulka Qaranka Kenya.

Cayaar aad u xiiso badan oo ka mid ah wareega 1-aad ee Cayaaraha Kubada Koleyga Africa (Zone V ANC 2013) ayaa daqiiqado ka hor kusoo gaba gaboobay Garoonka Kubada Koleyga ee Magaalada Dar el Salam dalka Tanzania, taasi oo ay isaga hor yimaadeen Xulka Qaranka Wiilasha Kubada Koleyga Soomaaliya iyo Kuwa dalka Kenya. Labadaan Xul [...]

Xulka Qaranka Wiilasha Kubadda Koleyga Qurbajoogta iyo Cayaaraha Qaramada Afrika

Xulka Qaranka Wiilasha Kubadda Koleyga Qurbajoogta iyo Cayaaraha Qaramada Afrika

Magaalada Dar el Salaam ee dalka Tansaaniya ee Dara Salaam haatan waxaa ku sugan ciyaartooydii wiilasha kubadda koleyga ee laga soo aruuriyay Qurbaha sida Waqooyiga Amerika. Yurub iyo Australia oo ay la socdaan maamulkii howshatan sida qaaska ah isaga xilsaarey howshatan taariikhiga ah oo kale ah Xoghayaha Xiriirka Kubadda Koleyga Soomaaliya mudane Siciid Faarax iyo [...]

SPORTIGA IYO GUUXA DADWEYNAHA

SPORTIGA IYO GUUXA DADWEYNAHA

Maalmahan sportiga fadhi ku dirirkiisa ayaa aad u batay, ka dib 3dii bishan markii la magacaabay guddigii metelli lahaa Olombikada Soomaaliyeed. Waa xaq iyo waa xaqdarro guddiga la dhisay, ayaa laysla dhex marayey. Guuxa dadweynaha ayaa waxaa u kala qaybsamay maanta dhawr koox ama group ama qaybood. Groupka kowaad waa kuwa is magaacaabay ama is [...]

MAXAMEDOW SPORTIGA MAXAA LAGA SHEGAY?OO AYAAMAHAN LAGA WAAYEY GAROOMADA!!!!!

MAXAMEDOW SPORTIGA MAXAA LAGA SHEGAY?OO AYAAMAHAN LAGA WAAYEY GAROOMADA!!!!!

Akhristayaasha aad iyo aad bay u xiiseeyaan maqaalkan ah Maxamedow Sportiga maxaa laga sheegay? Maanta sheekada Maxamed iyo Muuse aad bay u xiiso badan tahay. Waxayna ku bilaaban doontaa sidan hoos ku qoran: MUUSE: Maxamedow sportiga maxaa laga sheegay? MAXAMED: Muusow waxaan kuu sheegayaa nimmaan dhul marin dhaayo ma leh. Meelo badan ayaan tegay intaan [...]

QABIIL IYO SPORT MAXAA ISKA QUSEEYA? YAAAAAAAB!!!!!!

QABIIL IYO SPORT MAXAA ISKA QUSEEYA? YAAAAAAAB!!!!!!

Akhrisatayaasha qaayaha leh qormadeena maanta waxaan ku soo qaadanaynaa qabiil iyo sport. Maxaa iska quseeya labadan aan sheegayo, halkee bay iska soo galaan, IWM. Marka dooddan waxy dhexmaraysaa labadan aan kor ku soo sheegay ee kale ah QABIIL IYO SPORT. SPORT: War nin yahow Qabiil maxaa iga kaa daba dhigay aniga, oo aad iigula daba [...]

Maxaa hortaagan in wasaarada isboortiga iyo dhalinyarada shaqadeeda qabsato?.

Maxaa hortaagan in wasaarada isboortiga iyo dhalinyarada shaqadeeda qabsato?.

”Xukumada cusub ee dalka Soomaaliya ee uu hogaamin doono hadii Eebe idmo Wasiirka koowaad Jaalle Cabdi Faarax Shirdoon ”Saacid” waxay bahda isboortiga Soomaaliyeed meel kasto ay joogaan uga fadhiyaan inuu muhiimad gaar ah siiyo wasaarada isboortiga iyo dhalinyarada iyo sidii wax loogu qaban lahaa caruurta iyo dhalinyarada Soomaaliyeed”. Turxaanbixinta todobaadkan waxaan ku eegaynaa howlaha baaxada [...]

MAXAMEDOW SPORTIGA MAXAA LAGA SHEEGAY?

MAXAMEDOW SPORTIGA MAXAA LAGA SHEEGAY?

Akhristayaasha xiiseeya fadhi ku dirirka MAXAMDOW SPORTIGA MAXAA LAGA SHGAY, waxaan uga cudur daaranaynaa, shaqaalihii oo fasax ku wada maqnaa. Sheekadii Maxamd iyo Muuse waxay u dhacday sidan hoos ku qoran: MUUSE: Maxamedow Horaad waxaad iiga dhibsatay in aan maalin walba ku weyddiiyo Sportiga maxaa laga sheegay. Laakiin maanta anigaa warbixinno badan kuu haya ee [...]

TABABAR CIYAAREED GABDHO AH OO LAGA BILAABAY MAGAALADA MANCHESTER

TABABAR CIYAAREED GABDHO AH OO LAGA BILAABAY MAGAALADA MANCHESTER

Naadiga ka dhisan magaalada Manchester ee MOSS SIDE SPORTS CLUB, ayaa wuxuu horey u furay iskuul lagu barto kubadda cagta. Run ahaantii waaladdiinta deggan magaalada Manchestr iyo nawaaxigeeda aad bay uga faa’ideen dugsugan tababarka kubadda cagta. Da’da dhigata iskuulkan ayaa waxay ka bilowdaan 4jir ilaa iyo 10jir. Waalladiinta dugsiga ayaa waxay inoo shegen muddadii ay [...]

  • Polls

    Sorry, there are no polls available at the moment.