Garoonka

DIRECTOR-KA ELITE SOCCER SCHOOL DR.CABDULQADIR CADDAAY OO DUGSI TABABAR KA FURAY MANCHESTER EE UK 17-05-2012
Garoonka }Waxaa Magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska Markii ugu horeysay laga furay dugsi lagu barto Ciyaarta Kubadda Cagta, taasi oo loogu tala galay in lagu soo saaro caruurta da’da yar ee soomaaliyeed,

Kulliyada ELITE SOCCER SCHOOL, ayaa furitaankeeda waxaa ka danbeeyay isla markaana Maamule ka ah Ex- Garsoore FIFA C/qaadir Ibrahim Caddaay, iyadoona Macalimiin ay ka yihiin, Mohamed Abdalla Saalim oo ka socda Naadiga Manchester City, oo Diyaarinaya {L. 4-aad} ,  Macallin Muuse oo isagana diyaarinaya {L. 3-aad}.

Dr.C/qaadir Ibraahim Caddaay, Ayaa sheegay in ay jiri doonaan Maclimiin ka Socda KooxdaMachester City Football Club, oo Bishiiba mar Schoolka Tababar ka bixin doonaan, Asigoona sheegay in Xilligaan Kulliyada ay Cashir ugu socoto ku dhawaad 30-Caruur oo da’dooda u dhaxeesa 4/5-jir.

Dugsiga Tababarka Ciyaarta Kubada Cagta ee ELITE, oo noqonaya kii gu horeeyay Nuuciisa ah oo ay Soomaali ka furto Qaarada Yurub, ayaa la filayaa in lagu baahiyo Magaalooyinka waa weyn ee dalka UK, si loo soo saaro Caruur Soomaaliyeed oo Mustaqbal ku yeelan kara Ciyaarta Kubada Cagta. Markaan imid Manchester oo aan dhawr sano la shaqeeyey Kulliyadda Kubadda Cagta ee Manchester City, ayaan waxaan waayey caruur ka ciyaarta kulliyadda, waana tan igu dhalisay in aan Kulliyad u sameeno Caruurta Soomaaliyeed iyadoo ay fikirkaasi igu dhaliyeen Quburo Isboorti oo fara badan” Ayuu yiri Director-ka Elite Soccer School C/qaadir Cadday. Garoonka.com

DUGSI LAGU BARTO CAYAARTA KUBADDA CAGTA.
DUGSI LAGU BARTO CAYAARTA KUBADDA CAGTA

Waxaa magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska laga furay dugsi lagu barto ciyaarta kubadda cagta. Dugsigan oo loogu tala galay caruurta da’dooda ka hooseeysa 10jir ayaa fikirkiisa waxaa lahaa Garsoore Fifa Abdulkadir Ibrahim Caddaay.

Ka dib markaan imi magaalada Manchester dhawr sannana aan la shaqeeyey Kulliyadda kubadda cagta ee Manchester City, ayaan waxaan waayey caruur ka ciyaarta kulliyadda. Kulliyaddu waxay ku taal xaafadda ay Soomaalidu ku badan tahay, haddana caruurta Soomalidu laguma arko iyagoo tababar la qaadanaya kooxda Manchester City kulliyaddooda. Markaa ka dib ayaan waxaan ku go’aan ku gaaray in aan ka furo dugsi lagu barto ciyarta kubadda cagta ayuu yiri Garsoore Abdulkadir Caddaay. Midda kale Waxaan la kaashaday fikirkan Khubaro ku xeel dheer kubadda cagta oo isugu jira Somali iyo ajnabi, waxayna iigu dhiiri geliyeen in aanu furno dugsigan.

Dugsigan oo ah mid bilow ah ayaa waxaa macallamiin ka ah Mohamed Abdalla Saalim oo ka socda Naadiga Manchester City, haddana diyaarinaya levelka  afaraad, Macallin Muuse oo isagana diyaarinaya levelka seddexaad iyo macallamiin ka imanaya Machester City Football club Bishiiba hal mar. Waxaa kaloo jira macallamiin kale oo isugu jira caawiyayaal.

Dugsiga oo hadda lagu bilaabay soddon ciyaaryahan si wanaagsanna uu socdo casharada ayaa hadda waxaa ka banana oo keliya labaatan boos ama labaatan ciyaartoy. Caruurta ugu badan ee hadda dhigta iskuulkan waxay u badan yihiin afar jiro iyo shan jiro. Wuxuu kaloo inoo sheegay Abdulkadir Caddaay oo ah Director-ka dugsigan ayaa wuxuu inoo sheegay in uu maal geliyey dhamaan hawlaha uu ku socdo dugsigan. Wuxuu kaloo inoo sheegay maamulaha dugsiga Mudane Abdulkadir Caddaay in uu ka helay codsiyo kala duwan jaalliyadaha somalida eek u kala nool dalkan UK. Mar dhawna uu ka caawini doono magaala MALTI-KIINIS, sidii loo furi lahaa dugsigan oo kale.

Dugsigan oo noqon doona dugsigii ugu horeeyey oo ay Somali furato ee qaaradda Yurub

Ogeysiis: Baroordiiq Magaalada London loogu sameenayo Madaxdii Isboortiga ee geeriyootay
Dhamaan Jaaliyada Isbooriga Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka UK, waxaa lagu wargelinayaa in Maalinta Axada ee soo socta West london gaar ahaan Xaafada Stonebreach lagu qaban doono Baroordiiq loo sameenayo Allaha u Naxriistee Halyeygii Isboorti Guddoomiyihii Guddiga Olompikada Soomaaliyeed ee G.O.S Aadan Xaaji Yabarow (Wiish) iyo Guddoomiyihii Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyeed Saciid Maxamed Nuur (Mugaanbe).

Hadaba Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka UK, iyo Bahweynta isboortiga waxaa lagu wargelinayaa in ay kasoo qeyb galaan Baroor diiqdaasi.

Waxii faah faahin ah ee la xariira Baroordiiqda Maalinta Axada ka dhaceesa London, waxaad kala xariiri kartaa Guddoomiyaha Ururada Bahoobay, Macalin Shiine Guhaad. 00447957467771.

JAALLIYADDA SPORTIGA MAGAALADA BOLTON OO TACSI U DIRAYA BAHDII SPORTIGA SOOMAALIYEED IYO EHELADII AY KA GEERIYOODEEN LABADA MARXUUM EE KALA AH MUDANE ADEN HAJI YABAROW WIISH IYO MUDANE SACIIDMUGAAMBE.
Annagoo kala ah Abdulkadir Caddaay, Cumar Canjeero, Abdi Gurey, Yahye, Cilmi, Abdillatif, Duraan, Xuubeey, Saciid, Yusuf Yare, Mohamed Cusman, Bashiir, Abdikariim, Mohamed Caddaay, Kaptan Abdikarim Caddaay, Abdirahman Awliyo, Abdishakuur, Shiikh Abdisatar, Jamaal iyo dhammaan jaalliyadda somalida ee ku nool magaalada Bolton waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa, dhamaan bahda sportska Somalida meel kasta oo ay joogaan iyo eheladii ay ka geeriyoodeen labada Marxuum Aden Xaaji Yabarow iyo Saciid Mugaambe. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILLEEHI RAAJICUUN, MA DHINTA WAA ILLAAH, LABADAN MARXUUM WAXAA DILAY GACAN KA XAQ DARAN, ILLAAHEEY WAXAAN UGA BARYEYNAA IN UU JANADA FARDOWSA KA WARAABIYO LABADAN MARXUUM. wAXAAN LEENAHAY SAMIR IYO IIMAAN ILAAHEEY HA KA SIIYO EHELADII IYO ASXAABTII IYO BAHDII SPORTS AY KA GEERIYOODEEN LABADAN MARXUUM. WAXAAN KALOO LEENAHAY IN UUSAN ANAGANA GADAASHOODA UUSAN ILAAHEEY NA FIDNAYNIN.  AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILLEEHI RAAJICUUN.
Allaha u raxmadee waxaa  qarax cadawnimo ah lagu laayay dad Soomaaliyeed oo aan waxbo galabsan, kuwaasoo ka qayb galayay xaflad lagu qabanayay Golaha Murtida iyo Madadaalada ee magaalada Muqdisho.

Waxaa ka mid ahaa dadkii ku geeriyooday Allaha u raxmadee Marxuum   Aden Xaaji Yabarow ”Wiish Gudoomiyihii Gudiga Olambikada Soomaaliyeed iyo Allaha u raxmadee Marxuum Siciid Mugaabe Gudoomiyihii Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta , kuwaasoo ka mid ahaa dadkii lagu xasuuqay maanta goobta xaflada ka socotey. Waxaana ku dhaawacmey Xildhibaan Moowliid Macaane oo isboortiga Soomaaliya taariikh wanaagsan kulahaa islamarkaana ahaa Garsoorayaashii Qaranka, kadibna noqdey wasiirka Isboortiga haatana ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka iyo Xildhibaan Yaasiin Bucul, kuwaasoo dhaawacooda lagula tacaalaya Isbitaalka sida wararka aan ka heleyno Muqdisho noo  soo gaarsiinaya.

Run ahaantii bahweynta isboortiga Soomaaliyeed meel kasto ay joogaan aad IYO aad ayay uga naxeen ugana tiraanyoodeen geerida ku timid madaxda isboortiga kadib markii warkaasi laga soo sheegay maanta magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya. Anigoo ku hadlaya magaca webside-ka garoonka.com iyo magaca familka reer Caddaay ayaa waxaan halkan tacsi ugu dirayaa dhammaan bahda sportska iyo eheladii uu ka geeriyooday Aabihii sportska marxuum Aden Haji Yabarow Wiish.

Waxaan si qaas ah tacsi ugu dirayaa dhamaan GOS iyo XSKC, anigoo uga tacsiyeynaya geerida ku timid madaxdoodii, si taas la mid ahna waxaan halkaan uga tacsiyeynayaa Garsoore Xasan Aden Yabaroow ”Xasan Wiish” oo aan uga taciyeynayo geeridii ku timid aabihiis uu jeclaa, waxaan Allah uga baryeynaa inuu u naxariisto, dhamaan qarabadii, saaxiibadii iyo dadkii isboortiga ahaana ka siiyo samir iyo iimaan.

Waxaa tacsi taas la mid ah diraya dhamaan dadka isboortiga ah ee degan dalka Ingiriiska, Holland iyo Norway.  Bahda Isboortiga degan dalka Ingiriiska qaasatan magaalada London waxaa muhiim ah in loo sameeyo baroordiiq loogu tacsiyeynaayo geerida ku timid Marxuum Wiish iyo Marxuum Mugaabe alla u raxmadee sida ugu dhaqsaha badan, madaama ay ahaayeen dad isboortiga Soomaaliyeed ka soo shaqeynayay mudooyinkii ugu dambeeyay, inkastoo Marxuum Wiish cimrigiis uu isboortiga ka soo shaqeeynayay, hadane xiliyadii burburka dalka dadkii hormoodka ka noqdey inuu isboortiga sii shaqeeyo ayuu ka mid ahaa ilaa uu ugu dambeyntii ka noqdey Gudoomiyaha Olambikada dalka Soomaaliya. Geeridaan tiiraanyada leh waxay dib noo soo xusuusisey Qaraxii Hotel Shamoow ee lagu laayay masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya oo uu ka mid ahaa Wasiirkii hore ee Isboortiga iyo Dhalinyarada dalka Soomaaliya marxuum Saleebaan Colaad Rooble Allaha u raxmadee.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILLEEHI RAAJICUUN
DHAMMAAN JAALLIYADDA SPORTIGA EE DALKA UK, DHAMMAAN SHAQAALAHA WEBSIDE-KA GAROONKA.COM, DHAMMAAN SHAQAALAHA WEBSIDE-KA SSPAMEDIA,YUSUF MOHAMED ABDI YUSUSYUSUF, GARSOORE ABDULKADIR IBRAHIM, MULKIILAHA TV-GA SOMALISAT MOHAMED DABAGAALE, WERIYAHA FAAQIDAADDA CAYAARAHA SOMALISAT, FUAD AHMED, MOHAMED DIIRIYE(ABYAN), ABDULKADIR ALI ILKACASE, ABDINASIR ISMACIIL SOLA, ABDULKADIR MOHAMED BIRIQ, MOHAMED CADDAAY, ZERO ZERO SATTE, IYO DHAMMAAN SHAQAALAHA TV-GA SOMALISAT WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN EHELKII UU KA GEERIYOODAY MARXUUM DR. ABDIRASHID OOGLE OO AHAA AGAASIMAHA TV-GA CAALAMIGA SOMALISAT. WAXAAN LEENAHAY MARXUUMKA ILAAHEEY JANADA HA KA WARAABIYO, EHELKIISA IYO ASXAABTIISANA SAMIR IYO IIMAAN ILLAAHEEY HA KS SIIYO.  AAAAAAAAAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIIN.

TOBAN QODOB OO AAD KU BAABI’IN KARTID CALOOL WEYNIDA.
10 Rules for a Flat Stomach

While you’re alive you want to look and feel your healthiest and for many people, looking healthy means having a flat stomach. Having a flat stomach can make shopping for clothes more fun and provide an extra boost of confidence around swimsuit season. If you’re looking to flatten your stomach, follow a few simple flat tummy rules.

Other People Are Reading

Flat Stomach Rules Easy Ways to Get Flat Abs

Reduce Bloating

If you want a flat stomach, the first thing you need to do is reduce bloating. You can do this by cutting down on food that causes gas, such as beans, cauliflower, broccoli and brussel sprouts. These nutritious vegetables are good for you and shouldn’t be eliminated from your diet, but they should be consumed in moderation. Another way to reduce bloating is to chew less gum, which can increase bloating because air is swallowed as you chew it.

Increase Elimination

Often, not having a flat stomach is caused by infrequent elimination. Regulate your bowel movements by increasing your intake of fruits, vegetables (except for the ones that cause more gas!), lean protein and whole grains.

Drink Lots of Water

Water helps flush out toxins, impurities and fats from your system. Adults are advised to drink between eight and 10 eight-ounce glasses of water per day.

Say Goodbye to Fried Foods

Fried foods are high in fat, the opposite of what you need to consume if you’re trying to get a flat tummy. Substitute fried foods for grilled, baked or broiled dishes. Eat baked potatoes or baked sweet potato fries instead of french fries; try baked or broiled chicken instead of fried chicken. Choose a salad as a restaurant appetizer rather than the more popular options of fried cheese and vegetables.

Cut Down Calories

In order to lose weight in your stomach, or in any other area of your body, you will have to cut down your caloric intake/ The average daily diet consists 2,000 to 2,500 calories. In order to lose weight, you should consume between 1,200 to 1,600 calories per day.

Eat Slowly

Eating quickly causes your stomach to expand in two ways. When you consume your food at a rapid pace, you’ll often swallow air, which causes bloating. This may also cause you to overeat because your body doesn’t receive the signal that you’re full so you tend to eat more than you need. If you eat slowly, you will not only reduce your air intake, you will also give your stomach a chance to send important signals to your brain indicating that you’ve had enough to eat.

Eat Smaller Meals

To keep your stomach flat and your hunger at bay, break your calories up into 4 to 5 small 300- to 400-calorie meals per day. Eating frequent, smaller meals eliminates a bloated full feeling while maintaining your blood sugar levels and keeping hunger at bay.

Exercise

Eating right is only half the battle when it comes to losing weight. You must exercise. In order to lose stomach fat, you may be tempted to only do exercises that isolate your stomach muscles. Resist the temptation; it’s nearly impossible to lose weight in only one area of your body. If you exercise your entire body, your whole body will respond. Weight bearing exercises will strengthen your core and cardio exercises, such as jogging, power walking, swimming or kick boxing, will burn those calories and slim your body.

Eat Fresh Foods

Highly processed foods can be low in fiber and high in sodium. According to Web-MD.com, you can eliminate uncomfortable stomach bloating by eating a healthy diet that doesn’t include more than 2,300 mg of sodium per day.

Give Yourself Time

Be patient with yourself. Your belly bulge didn’t appear in a day, and it won’t disappear in a week. Remember, you’re making a lifestyle change, not searching for a quick fix.

Cut Alcohol & Change4Life

Lose pounds around your waist, gain pounds in your pocket. Change4Life.

Xoghayaha Guud ee Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Mr Khadar Maxamed Yuusuf ayaa ka Xog Waramay Doorashada Gudoomiyaha iyo Gudoomiye Xigeenka uu dhawaan u igmaday Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha, Cabdi Siciid Faahiye oo…
Dhawaan Shaqa kajoojin ku sameeyey Gudoomiyihii Xidhiidhka Kubada Cagta Axmed Maxamuud Sheekh Muxumad (Dhego) iyo ku Xigeenkiisii Saleeban Xasan Daahir (Mooto) isla markaana uu Wasiirku ka DalbadayXoghayaha Guud ee Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Mr Khadar Maxamed Yuusuf, in si degdeg ah uu u qabto Doorasho Xor iyo Xalaal ah si dhakhso leh, Hadaba isaga oo arimaha  Nooga waramayey kana hadlay Khilaafka soo Noqnoqday iyo Cida ka Masuul ahba, Xoghayaha Guud ee Xidhiidhka Kubada  Cagta,waxaana uu yidhi isagaoo arimaha ka hadlaya.

“Run ahaantii way jirtay in Khilaaf  Mudo dheer qaatay uu ka jiray Dhanka Xidhidhiidhka Kubada Cagta iyo Wasaarada Ciyaaraha iyo Dhaqanka,Khalaafkaas oo runtii hakiyey  Shaqadii Naloo igmaday Fadhiidna ka dhigay Arinkaana waxa aan leeyahay waxa keenay Maamul xumo dhanka Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta ka timi kaal oo ay aniga ila Tahay in aanu Aqoonba ulahayn Hawshan uu Masuulka ka Ahaa Sababtoo ah waxaanu ka bixi weeynay Mudo 14-Tobanka Bilood aheyd ee aanu shaqada haynay isqabqabsi Taana waxa ka Masuul ahaa Gudoomiyihii Hore ee Axmed Dhego.

sidoo kale waxa uu sheegay Xoghayaha Guud in dhamaan Hawlwadeenada Xidhiidhada kala duwan ay is arkeen oo wada shaqeeyn buuxdana ay wada leeyhiin waxaana uu yidhi”Run ahaantii Xidhiidhada kale dhamaantoo waanu is aragnay oo weey hayaan Waraaqda Wasiirku nasoo gaadhsiiyey waxaanan imika gacanta ku hayna sidii aan Doorashada Gudoomiyaha iyo ku Xigeenka si Degeg ah ugu soo Dooran lahayn aniga oo la soo Codsiiyey dhamaan Qaybihii ay Qusaysay.

dhanka kale waxa uu Xoghaye Khadar Maxamed Yuusuf ku ee deeyey in Gudoomiyihii Hore Axmed Maxamuud Sheekh Muxumed (Dheg) uu yahay Qofka isagu lunsaday ee ku Tagrifalay Lacagtii iyo Dhaqaalahii Xidhiidhada kala Duwan ila markaana uu Duyaar u yahay in isaga dhankiisu Baadhitaan lagu sameeyo Qofka wax Musuq maasuqay iyo Qofka kale waxaana sidoo kale uu ku Eedeeyey Gudoomiye Axmed (Dhege) uu Xafiiskii Xoghayaha uu si qadaawadi ku dheehantahay uu u Burburiyey aanu arki karo Qofkasta oo u Baahani indhiisa .

waxa uu ugudanbeeyeyntii Xoghayaha Guud ee Xidhiidhka Kubada Cagta uu sheegay in haatan dhamaaday Khilaafkii Mudada dheer ka jiray Xidhiidhka isla markaana ay imika ka hawlgili doonan dhinackasta hadaytahay Doorashada Gudoomiyaha iyo ku Xigeenkiisa iyo ahaday tahay Qabashada Ciyaaraha kala duwan ee ay Xidhiidhada Shaqdooda tahay.

Diyaariye Cabadiwali Ismaaciil

Koobka kubadda cagta U18ka oo lagu wado in uu ka furmo garoonka The Pavilion.
Koob loogu talagaley inay ku tartamaan dhalinyarada da’doodu ka yar tahey 18 ayaa waxaa berito galab si rasmi ah looga furayaa garoonka The Pavilion oo ku yaal xaafada Stone Bridge gaar ahaan Hill side-ka

Waxaa koobka ka qayb galaya lix kooxood oo ka dhisan magaalada London, kuwaasoo labo qaybood loo qaybiyay.

Qaybta koowaad :

Warsa FC

Young boise FC

London Stars

Qaybta labaad:

Hilltop FC

Lordship Rec FC

Waamo FC

Koobkan waxa uu socon doonaa sadax todobaad, maalinkastoo oo weekend ah, waxana uu bilaaban doonaa saacadu marka ay tahey 16:00pm ilaa 18:30 pm.

Berito oo Axad ah ayuu si rasmi ah uga furmi doonaa garoonka Hill-side ku taal ee The Pavilion hadii Allah idmo

Waxaana koobkan dhigay Xuseen Aden Xaaji Xaashi ‘’Xuseen Deeq’’, gudigana waxaa ka mid ah Xuseen Abati Abanur iyo Cabdi Salaam Muumin.

Mar aan xaley kula kulmey Hillside waxay ii sheegeen inay aad ugu faraxsan yihiin inay koobkaan u qabtaan dhalinyarada soo koreyso ee u baahan in la caawiyo islamarkaana marar badan oo hore ay ugu qabteen koobkan kooxaha ka qayb galaya ay yihiin kuwo tayo leh oo la soo xuley, kuwaasoo ka dheela koobabka wadankaan.

SSPAMEDIA kale socdo wixii ku saabsan koobkan, bahweynta isboortigana way u furan tahey qof kasto oo doonaya inuu ka soo qayb galo

MAXAMEDOW ISBOORTIGA MAXAA LAGA SHEEGAY??
MAXAMED:  Muusow ninkii martida ahaa, su;aashii uu na weydiiyey jawaabteeda maxaanu ka niri?

MUUSE:  Maxamed marka hore, iigu soo celi su;aasha si aan u fahmo.

MAXAMED: Muusow ninkan wuxuu na weydiiyey su’aal cajiib ah, waxayna ahyd sida:  Haddii la isu geeyo ururadan hoos ku qoran oo ay midoobaan, sportiga London  xal ma loo helayaa? HADDII SOMALI WEEK + SSAUK + URURKA MIDAYNTA + URURKA NABADAYNTA + URURKA SSIFO( oo goor hore geeriyooday aakhirana ka soo hadlaya) + DHAMMAAN TAAGEERAYAASHA URURADA EE KU KALA NOOL LONDON DAAFAHEEDA.

MUUSE:  Waan gartay Maxamedow. Ururadan   uu sheegayo ninkan si wanaagsan ayaan u aqaan, saaxiibo bandanna waan ku leeyahay.  Maxamdow haddii aaan ku dhaho ururadan mid mid ayaan ula sheekaystay, xitaa waxaan la sheekaystay ururka geeriyooday SSIFO.   Dhammaan ururadan waxay igu yiraahdeen sidan hoos ku qoran:

Ururka Somali week wuxuu yiri:  Anaga  arrimihii ama maamulkii sportiga Soomaaliya ka jiray waxba kalama socono. Markii aan halkan nimidna, dhalinyaro ayaan ururinay, si ay dhalinta soomaaliyeed wax ugu qabtaan. Riyadeenu waxay ahayd in maalin uun dhalinta soomalida meel isugu keeno, aqoontooda is weydaarsadaan, safar wada galaan, is bartaan, ay is wacyi geliyaan, odayaashooda sport iyo khabiiriintda sport dhagaystaan. Riyadaasina wey rumowday,

Midda kale ururkeenu wuxuu aaminsan yahay :

·         Midnimo shaqo daba socota

·         Daacadnimo dibandaabyo ka dheer

·         Kaftan kalsooni leh

·         Hadal yar hawl badan

·         Geel baan lahaan jiray dameer ayaan leeyahay ayaa ka roon

·         Dhalinta iyo sportiga ha la badbaadiyo

·         Qarannimo iyo waddan jacayl.

Ururka SSIFO wuxuu yiri: Aniga waa la iyaqaan, waxa aan galo iyo waxa aan gudo labadaba waa la wada ogyahay.

Waad og tihiin tartamadii aan London ku qabtay.

Waad og tihiin webside-kaygii quruxda badnaa ee ilaa iyo hadda aad daawan kartaan

Waad og tihiin, oo waanu wada og nahay cidda na durtay cirbadda suntan ah.

Waad og tihiin dadka isku kaaya diray

Waad og tihiin nimaan aniga ahayn in uusan wax qaban Karin

Waad og tihiin in aan leenahay VITO-POWER.

Waad og tihiin in aan waxyaallo fara badan hor istaagnay, middii ugu dambysay ay ahayd soo dhaweyntii gabadhaha qaranka ee guusha ka keenay qadar ee lagu sameeyey magaalada Manchester.

Midda kale ururkeenu wuxuu aaminsan yahay NIMAAN EHEL U AHAYN SPORTIGA JAGO KAMA QABAN KARO.

Ururka SSAUK wuxuu yiri: Anaga Serie A ayaanu nahay,  waan jecel nahay in aan caawino saaxiibadeen gudaha waddanka ku nool. Waxaan aaminsannahay in nala ixtiraamo. Ururkeenu haddii uu wax qaban lahaa waxaa dabada na haysta Serie Bii iyo qolo aan ehel u ahayn sportiga.

Ururka Midaynta wuxuu yiri: anaga waxaan jecel nahay midnimada sportiga iyo in lagu kala dambeeyo, sida loo kala weyn yahay. Waa in lays ixtiraamaa, borobagaandada iyo aflagaaddadan la joojiyaa. Waxaa kaloo taa inoo sii dheer inta is fahmi karta waa in ay isla shqeeyaa.

Ururka nabadaynta wuxuu yiri:Anaga waxaanu nahay urur ka shaqeeya nabadaynta sportiga.  Anaga geed dheer iyo geed gaaban labadaba waan u koreynaa nabadaynta sportiga.  London waxaanu ku leenahay taageerayaal fara badan. Urur walba waan la shaqaynaynaa. Midnimada waan jecel nahay. Nabadda waan jecel naha, dulmi diidka waan jecel nahay, dulmi doonka waan neceb nahay.

MAXAMED: Muusow  wax badan ayaad la sheekaysatay ururadan bug baadba ka qori kartaa. Wallaahi anigoo saaxiibkaa ah xitaa ma moodayn in aad sidan u hadal badan tahay, EE ninka jawaabta uu naga sugayey maxaan ka dhahnay.

MUUSE: Maxamedow anigaad fududayd iigu sheegaysay adigaaba iiga daran ee ii kaadi.

La soco qaybta kale.