NIRWICH, WIGAN IYIO SAINTS AYAA BAADI GOOB UGU JIRA CAYAARYAHANKA SOMAALIYED ABDISALAM IBRAHIM
Wargayska sportiga ugu afdheer, THE SUN, daily Mirror, Sky Sport, shabakadda manchester city iyo shabakado kale oo aad u fara badan ayaa maanta waxay ka qoreen cayaaryahanka sita dhalashada Norwgianka, asalkiisuna yahay Somali Abdisalam Ibrahim Caddaay, ayaa waxaa baadi ugu jira dhammaan kooxaha kor ku xusan. Abdisalam Caddaay ayaa seddex cisho ka hor gool aad u qurux badan ka dhaliyy kooxda Viking ee ka dhisan dalka Norway. Abdisalam Caddaay ayaa wuxuu dayn ahaan ula joogaa kooxda Stromsgodset, inta sanadkan ka hartay, ka dibna wuxuu ku soo noqon doonaa kooxdiisa uu ku soo barbaaray ee Manchstr City. Tababarha kooxda Mancini ayaa wuxuu yiri Abdsalam waa cayaaryahan tayo iyo aqoon kubaded leh, waxaana u diray in uu soo qaato waayo aragnimo dheri ah. Waxaan u rajaynaynaa cayaaryahan Abdisalam in uu ku guulaysto riyadiisana Ilaaheey u aqballo, aaaaaamiiiiiiiiiin
click sii halkan.
http://www.thesun.co.uk/sol/homepage/sport/football/article4559088.ece












Comments (0)
Trackbacks - Pingbacks (0)
Leave a Reply